Koox loo heysto qaraxyada jidadka lagu aaso oo xukuno adag lagu riday (Sawirro)

Cabdikariim Maxamed Maxamuud Xuseen (Siiseey), Cabdiqani Cali Maxamuud Cali (Buneyste), Cali Muxudiin Abshir (Cali Kuulow) ayaa loo heystaa ka mid ahaanshiyaha Alshabaab iyo inay si gaar u qaabilsanaayeen aasidda miinooyinka lagu qarxiyo gawaarida gaar ahaan deegaannada bari ku teedsan Muqdisho. Eedeysanayaasha koowaad iyo labaad ayaa si gaar ah loogu eedeeyay ilaa iyo sagaal miino oo … Continue reading Koox loo heysto qaraxyada jidadka lagu aaso oo xukuno adag lagu riday (Sawirro)